Sadex Askari oo lagu DILAY Magaalada Garissa.

Published on November 20, 2012 by   ·   No Comments


Magaalada Gaarissa ee waqooyi bari wadanka Kenya ayaa waxaa lagu Toogtay Sadex Askari oo ka tirsanaa ciidanka Militariga wadanka Kenya .

Sadexdan Askari oo la sheegay in ay ka soo noqdeen Magaalada Kismaayo wakhtii aan sidaas u dheeren ayaa la dilay wakhti ay ku mashquulsanayeen Badalid Taayar ama shaag Gaari ka fariistay wadada Dhinaceeda .

Waxaa la sheegay in Askartaas ay Toogteen Rag ku hubeeysnaa Qoryaha sida darandooriga u dhaca , ragaaso isla markiiba meesha ka baxsaday .

Askar soo gaartay meesha dilkan ka dhacay ayaa isla markiiba ula cararay Cisbitaal  Labo askari oo kale oo ku dhaawacmay weerarkaas .

waxaa kaloo la sheegay in kadib ciidanka Milatariga kenya ay isla markiiba Bilaabeen Raadin iyo baaritaan ay u galeen sida ay usoo qaban lahaayeen dadkii geeystay dilalkaas  iyagoo ku soo rogay Bandow Magaalada Gaarisa .

wararku waxeey kaloo sheegayaan in Ciidankaas ay Gubeen Suuq Ku Yaala Magaaladaas iyagoo sabab ka dhigay in ay Tuhunsanyihiin in ragii dilalkaas geeystay ay ku dhuunteen suuqaas.


Halkan ka akhriso Warkan oo ENGLISH ah 

Tags:  , ,

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Free WordPress Themes