Waligaa Ma aragtay qof DUMAR oo GAR leh .

Published on October 21, 2012 by   ·   No Comments



Gabar 16 Jir ah oo u dhalatay wadanka China ayaa waxaa qabsatay arin aad u naxdin badan kadib markii Gabadhan uu ka soo baxay Gar  La garan waayeey sababta uu uga soo baxay, daawana loo waayey.

 Gabadhan oo Magaceeda la yiraahdo Nana Ayaa Hal mar waxaa Jirkeeda ka soo baxay timo , Wajiga , Lugaha iyo meelo kaloo badan .

Kadib markii dhakhaatiir loo geeyay ayaa waxeey sheegeen in ay qabto cudur la yiraahdo hirsuitism , cudurkaaso Boqolkii MILYAN ba Qof Ku dhaca, taasna ay sababtay inaan daawo loo helin.

Gabadhan ayaa hada waxeey ku Nooshahay Nolol aad u adag iyadoo ku soo uruurtay qolka yar ee dagan tahay Madaama aysan banaanka u bixi karin .

Mar marka yar  ee ay ka baxsan weeydo ineey aado banaanka ayaa Gabadhan waxeey xirataa Maskarati ( mask) .

Waxaa Kaloo Kunool wadankan Mareekanka Gabar la yiraahdo Balpreet Kaur, oo u dhalatay wadanka India ,oo iyadana sidoo kale Gar leh , Laakin Balpreet Kaur  waxeey kaga duwan tahay Nana , madaama ay iyadu ugu talagashay in ay lahaato Garkan iyadoo sheegtay in ay Diinta ay Heysato daradeed uu xiiri karin Timahaas ka soo baxay .

 

 

Tags:  ,

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Weboy