Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-Moon oo booqan doona GAZA.

Published on November 16, 2012 by   ·   No Comments


Xoghayaha guud ee qaramada midoobay  Ban Ki-Moon ayaa  Booqan doona Gaza si uu wada hadal nabadeed ula yeesho labada dhinac ee Palistine iyo isreal .

Waxaa sidaas sheegay afhayeen u hadlay qaramada Midoobay Martin Nesirky , Banki-Moon ayaa la filaya in uu gaaro Gaza labo maalin gudohood .

Israel iyo Falastiin ayaa waxaa ka dhex qarxay dagaal kadib markeey Yuhuuda Isreal ay Bilaabeen duqeyn ay ku bartilmaameysteen kadibna ay ku dileen Hogaamiyihii Kooxda Hamaz  Ahmed Jabari.

Israel ayaa isla duqeeyntaas ku xasuuqay shacab badan oo ay ku jiraan caruur iyo Dumar.

Mujaahidiinta Falastiin ayaa iyaguna sheegay duqeeyntaas kadib in Isreal ay ”Isku fureen Albaabihii cadaabta” waxeeyna sheegeen in ay u aari doonaan dilka loo geeystay  Ahmed Jabari iyo dhamaan shacabkii ay xasuuqday Israel.

 


Tags:  ,

Faafiye.com
New Somali Movie Sleep Walker
faafiye.com
FAAFIYE.COM

Warbixin

NEWS IN ENGLISH
Latest Article.

Woman of lies . watch documentary

Warkii ugu dambeeyay
Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Daawo: Comedian AbdihakinBR riwaayadii Cuna Waraabaha .

Majaajilistaha Caanka ah AbdihakinBR oo soo saaray ...
Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

Fanaaniinta: Dalmar yare iyo farxiyo Kabayare oo hees kale soo saaray.

fuad1

Maxaa keenay ineey Fanaaniinta Somaaliyeed baryahan sheegtaan heeso aysan leheen.

Fanka Soomaaliyeed wuxuu soo maray heerar kala ...
houton

Whitney Houston has died.

Legendary pop singer Whitney Houston was found ...
E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker

E-slee Films Announces the release of the Movie Sleep Walker .

The movie Sleep Walker  is expected to ...
dalmarkabo1

Fannaaniinta Farxiyo Kabayare iyo Dalmar Yare oo Hees Cusub Soo Saaray

Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ...
Cabdi-Tahliil

Fanaanka Cabdi Tahliil oo ku Dhaawacmay Muqdisho

Muqdisho – Is rasaaseyn sababtay khasaare isugu ...
.Warka
Premium WordPress Themes