- Advertisement -

- Advertisement -

Abdirahman Omar Osman Eng Yariisoow ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada Doha Qatar.

Alle ha u naxariisto Guddoomiye Abdirahman Omar Osman Eng Yariisoow ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada Doha ee Caasimadda Dalka Qatar.

Geerida waxaa xajiiyey Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Hon Khadija Mohamed Diriye iyo xubno ka tirsan xafiiskiisa oo isbitaalka la joogay.

.

Leave A Reply

Your email address will not be published.