- Advertisement -

- Advertisement -

Ahmed Madoobe oo ku Guuleystay Doorashada Jubaland .

Gudiga Doorashooyinka Jubaland Ayaa Sheegaya In Axmed Madoobe uu Helay Codadka Ladhiibtay Afarjibaar Sadex meel Iyo Bar Saas Darteed Aan Loobaahnayn Wareeg Labaad In Lagliyo Doorashada Madaxweynaha.

Axmed Madoobe ayaa markii saddexaad noqonaya madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Afarta sano ee soo socota isaga oo ku guuleystay doorasho dhawaan ku soo gabagaboowday magaalada Kismaayo.

Dhanka kale Xildhibaanada Isbadal Doonkaa ee Jubaland ayaa Iyakuna Doortay Madaxweyne Cusub una Doortay Xildhibaan Xidig.

Leave A Reply

Your email address will not be published.