No posts to display

MOGADISHU WEATHER

Mogadishu
scattered clouds
28 ° C
28 °
28 °
78 %
5.1kmh
40 %
Mon
27 °
Tue
26 °
Wed
26 °
Thu
26 °
Fri
26 °

FAAFIYE LATEST NEWS

Trump oo FBI-da Mareykanka ku dhaliilay toogashadii Florida.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu Trump ku sheegay in loo baahan yahay in FBI-du ay u soo laabato shaqadeeda rasmiga ah ee loo igmaday.

Diyaarad ku burburtay Iiraan oo ay 66 qof ku dhinteen.

Lixdan iyo lix qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad ay saarnaayeen ay ku burburtay dalka iiraan. Diyaarad...

Netanyahu oo weerar dhanka afka ah ku qaaday Iran.

Netanyahu ayaa Iiraan ku tilmaamay in aysan ahayn oo kali ah halista ugu wayn ee israa'iil balse ay tahay mid khatar ku ah guud ahaan caalamka.

Soomaali ku dhibaateysnaa Liibiya oo dalka dib loogu soo celiyey-Sawiro

Qaar ka mid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha wadanka Liibiya ayaa   laga soo dajiyey  garoonka...

Philippines: Dowlada oo mamnuucday Haweenka u shaqo taga Kuwait.

Dalka Filibiin ayaa la gaarsiiyey meydka haweenay dalkaasi u dhalatay oo lagu dilay dalkii ay u shaqo...

DHACDOOYINKA ADUUNKA

DAAWO VIDEO: Digniin Ku socota Raga bidaarta leh .

Atooraha caanka ah ee reer pakistan Sajid hassan ayaa wuxuu soo dhigay barta Bulshada video naxdin badan isagoo uga digay Raga bidaarta leh ee isku daya ama raba in ay sameeystaan timo FAALSA ah , isagoo u sheegay in ay ka digtoonaadaan arinkaas .   Sajid...

Caro ka dhalatay dumar ‘fuusto’ lagu tilmaamay.

Dalka Sri Lanka caro xooggan ayaa ka dhalatay kadib markii shirkad ka shaqaysa arrimaha jirdhiska ay soo dhajisay boor weyn oo xayaysiis ah, kuna soo sawirtay fuusto, kadibna lagu qorey erayo lagu durayo dumarka sida "Kani ma ahan qaabka dumarka ay u egyihiin". Xayaysiinta ayaa...

Heesaaga 50 Cent oo hilmaamay malaayiin doolar oo meel u tiiley.

Heesaaga caanka ah ee dalka Maraykanka ee lagu magacaabo 50 Cent ayaa sheegay in uu hilmaamay lacag $8 milyan doolar ah oo uu isaga leeyahay. Lacagtan ayaa kasoo gashay album hees ah oo uu sameeyay 2014-tii, laguna magacaabo Animal Ambition, kaas oo uu sheegay in...

Duuliyayaal ku dhex degaallamay diyaarad hawada ku jirtay.

Gudiiga sharciyaynta duulimaadyada ee dalka Hindiya ayaa shaqadii ka joojisay laba duuliye oo la sheegay in ay ku dhex dagaaleen shirka ama qaybta hore ee diyaarada laga wado. Duuliyayaashani ayaa laga mamnuucay in muddo 5 sano ah ay diyaarad duuliyaan. Duuliyayaashani oo ah nin iyo haweenay...

Lamaane Facebook iska helay oo lix maalmood isku guursaday..

Qof kaste oo Facebook isticmaala wuxuu arkaa waxyaabo uu la yaabo. Waxaa ka mid noqon kara dad aadan aqoonin oo kugu soo darsada, qol ay koox furatay oo xubin lagaa dhigo adigoon dalbanin iyo qoraallo iyo sawirro lagula wadaago adigoo aan rabin. Laakiin nin Nigeria u...