Home Warka Somali

Warka Somali

Warka Maanta ee soomaliya

Netanyahu oo weerar dhanka afka ah ku qaaday Iran.

Netanyahu ayaa Iiraan ku tilmaamay in aysan ahayn oo kali ah halista ugu wayn ee israa'iil balse ay tahay mid khatar ku ah guud ahaan caalamka.

Soomaali ku dhibaateysnaa Liibiya oo dalka dib loogu soo celiyey-Sawiro

Qaar ka mid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha wadanka Liibiya ayaa   laga soo dajiyey  garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.Mudane Mahdi Maxamad Guuleed Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka , Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano matalayey labada...

Philippines: Dowlada oo mamnuucday Haweenka u shaqo taga Kuwait.

Dalka Filibiin ayaa la gaarsiiyey meydka haweenay dalkaasi u dhalatay oo lagu dilay dalkii ay u shaqo tagtay ee Kuwait. Haweenaydan oo lagu magacaabo Joanna Daniela Demafelis ayaa laga helay Qaboojiye/furinjeer yaalay guri laga guuray, waxaana la rumeysan yahay inay...
itoobiya

Itoobiya oo xaalad degdeg ah lagu soo rogay.

Golaha wasiirrada ee waddanka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in xaalad degdeg ah ay dalkaasi ku soo rogeen maalin kaddib markii uu is-casilaadisii gudbiyey Ra'iisul Wasaare Hailemariam Desalegn. Desalegn ayaa sheegay in iscasilaaddiisa ay muhiim u tahay si wax looga qabto...
doorashada maraykanka

Muwaadiniin Ruush ah oo lagu eedeyay faragelintii doorashada Mareykanka.

Madaxa baaritaanada farogelinta la sheegay in Ruushka uu ku sameeyay doorashadii ka dhacday Mareykanka, Robert Mueller ayaa saddex iyo toban qof oo u dhashay dalka Ruushka ku eedeyay inay ku lug lahaayeen farogelinta Ruushka uu ku sameeyay doorashadii ka...

Ninka dadka ku laayay iskuulka Florida wuxuu ahaa agoon is ciilay.

Waxaa soo baxaya sawir aad u fool xun oo ku saabsan ninka toogashada ka geystay dugsiga sare ee Marjory Stoneman Douglas High School ee Parkland, Florida, halkaas oo uu ku laayay 17 qof, kuwa badan oo kalena uu ku...
gacan ku dhiigle

Ciidanka oo soo qabtay Nin Gaalkacyo ku dilay Qof Rayid ah.

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka Guulwade oo dhowaan Taliyaha CXD uu ka aas-aasay Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, ayaa maanta gacanta ku dhigay Gacan ku dhiigle Abshir Cabdulle C/raxmaan oo 12 February 2018 Gaalkacyo ku dilay...
Maxamuud Cabdullaahi Siraaji

Maxamuud C/llaahi Siraaji oo ku guuleystay doorashada kursi kamid ah kuraasta ka bannanaan Golaha...

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta ka dhacday magaalaad Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa ku guuleystay Maxamuud C/llaahi Siraaji oo la dhashey Ex. Wasiir Cabaas Siraaji. Waxaa uu heley Maxamuud C/llahi Sheekh...
Cabdiqawi Axmed Yuusuf

Garsoore Cabdiqawi oo ka hadlay dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Madaxweynaha dhawaanta loo doortay maxmadda caddaalada adduunka ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwada la xiriirta muranka badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya. Wariyaha BBC-da Bashiir Maxamed Caato oo weeydiiyay xaakimka bal sida ay u saamaynayso dacwadda maadaamaa uu...
Hailemariam Desalegn

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo is casilay.

Rai'sul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa iscasilay, sida laga baahiyay telefishinka qaranka Itoobiya. Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka dambaysa is casilaadiisa. Hailemariam Desalegn ayaa sidoo kale la sheegay in uu iska casilay gudoomiyanimadii xisbiga haya talada dalkaasi ee...

MOGADISHU WEATHER

Mogadishu
scattered clouds
28 ° C
28 °
28 °
78 %
5.1kmh
40 %
Mon
27 °
Tue
26 °
Wed
26 °
Thu
26 °
Fri
26 °

FAAFIYE LATEST NEWS

Trump oo FBI-da Mareykanka ku dhaliilay toogashadii Florida.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu Trump ku sheegay in loo baahan yahay in FBI-du ay u soo laabato shaqadeeda rasmiga ah ee loo igmaday.

Diyaarad ku burburtay Iiraan oo ay 66 qof ku dhinteen.

Lixdan iyo lix qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad ay saarnaayeen ay ku burburtay dalka iiraan. Diyaarad...

Netanyahu oo weerar dhanka afka ah ku qaaday Iran.

Netanyahu ayaa Iiraan ku tilmaamay in aysan ahayn oo kali ah halista ugu wayn ee israa'iil balse ay tahay mid khatar ku ah guud ahaan caalamka.

Soomaali ku dhibaateysnaa Liibiya oo dalka dib loogu soo celiyey-Sawiro

Qaar ka mid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha wadanka Liibiya ayaa   laga soo dajiyey  garoonka...

Philippines: Dowlada oo mamnuucday Haweenka u shaqo taga Kuwait.

Dalka Filibiin ayaa la gaarsiiyey meydka haweenay dalkaasi u dhalatay oo lagu dilay dalkii ay u shaqo...

DHACDOOYINKA ADUUNKA

DAAWO VIDEO: Digniin Ku socota Raga bidaarta leh .

Atooraha caanka ah ee reer pakistan Sajid hassan ayaa wuxuu soo dhigay barta Bulshada video naxdin badan isagoo uga digay Raga bidaarta leh ee isku daya ama raba in ay sameeystaan timo FAALSA ah , isagoo u sheegay in ay ka digtoonaadaan arinkaas .   Sajid...

Caro ka dhalatay dumar ‘fuusto’ lagu tilmaamay.

Dalka Sri Lanka caro xooggan ayaa ka dhalatay kadib markii shirkad ka shaqaysa arrimaha jirdhiska ay soo dhajisay boor weyn oo xayaysiis ah, kuna soo sawirtay fuusto, kadibna lagu qorey erayo lagu durayo dumarka sida "Kani ma ahan qaabka dumarka ay u egyihiin". Xayaysiinta ayaa...

Heesaaga 50 Cent oo hilmaamay malaayiin doolar oo meel u tiiley.

Heesaaga caanka ah ee dalka Maraykanka ee lagu magacaabo 50 Cent ayaa sheegay in uu hilmaamay lacag $8 milyan doolar ah oo uu isaga leeyahay. Lacagtan ayaa kasoo gashay album hees ah oo uu sameeyay 2014-tii, laguna magacaabo Animal Ambition, kaas oo uu sheegay in...

Duuliyayaal ku dhex degaallamay diyaarad hawada ku jirtay.

Gudiiga sharciyaynta duulimaadyada ee dalka Hindiya ayaa shaqadii ka joojisay laba duuliye oo la sheegay in ay ku dhex dagaaleen shirka ama qaybta hore ee diyaarada laga wado. Duuliyayaashani ayaa laga mamnuucay in muddo 5 sano ah ay diyaarad duuliyaan. Duuliyayaashani oo ah nin iyo haweenay...

Lamaane Facebook iska helay oo lix maalmood isku guursaday..

Qof kaste oo Facebook isticmaala wuxuu arkaa waxyaabo uu la yaabo. Waxaa ka mid noqon kara dad aadan aqoonin oo kugu soo darsada, qol ay koox furatay oo xubin lagaa dhigo adigoon dalbanin iyo qoraallo iyo sawirro lagula wadaago adigoo aan rabin. Laakiin nin Nigeria u...