- Advertisement -

- Advertisement -

Ciidamada dowladda Somalia oo kooxda Ahlu-Sunna kala wareegay Degmada Matabaan.

Ciidamada dowladda Somalia ayaa maanta kooxda Ahlu-Sunna Wal-Jamaaca kala wareegay maamulka Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Degmada waxaaa ka dhacy dagaal kooban oo labada dhinac u dhaxeeya.

Wasiirka Arrimaha gudaha ee Somalia Cabdi Maxamed Sabriye ayaa haatan ku sugan degmada Mataan. Dhinaca kale, degmada Guriceel, waxaa maanta isku-rasaaseeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu-sunna Wal-Jamaaca.

Leave A Reply

Your email address will not be published.