- Advertisement -

- Advertisement -

DAAWO: Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar Jacel Oo Ka Shekeyay Taariikhda AUN Wariye Cawil Daahir.

Xildhibaan Cabdi shire ciyaar jecel oo ay saaxib dhaw ahaayen wariye sare Cawil Daahir Salaad iyo sadex kale oo kamid ahaa howl wadeenada Talafashinka Universal isagoo ka shekyay aqoonta uu leyahay marxuum Cawil waxana uu sheegay iney ahaayen saaxib dhaw.

Ciyaar jecel ayaa shegay iney mudo badan saaxib ahaayen sidhawna u wada shaqeyn jireen.

RIIX HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave A Reply

Your email address will not be published.