- Advertisement -

- Advertisement -

Dad ku dhintay dibadbax ka dhacay Baydhabo.

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dad ay ku dhinteen iska horimaad dhex maray ciidamada booliska iyo dad dibad bax ay ku taageerayaan gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal ka oogayay magaalada.

HALKAN KA DHAGEEYSO

Leave A Reply

Your email address will not be published.