- Advertisement -

- Advertisement -

Dhageyso: Al Shabaab Oo Faah Faahin ka bixiyay qaabkii loo dilay Jeneraal Cumar Dheere .

Alshabaab ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay weeraro askar badan lagu dilay oo maalmo ka hor ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose.  

Cabdi Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa sheegay in ay dileen laba Jeneraal oo halis ku ahaa shacabka Soomaaliyeed islamarkaana indho aqoon u ahaa ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay.

HALKAN KA DHAGEEYSO

Leave A Reply

Your email address will not be published.