- Advertisement -

- Advertisement -

Dowlada oo Sheegtay in La Qabtay Madaxii Hogaaminayay Qaraxyadii Muqdisho.

Hay’adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee (NISA), ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay madaxii howlgalkii qaraxyada ee maanta ka dhacay Muqdisho iyo qof waday gaariga 2aad ee Qarxay.

Qoraal kasoo baxay Hay’adda, islamarkaana lagu baahiyay barta Twitterka ayaa lagu sheegay  in labadaasi qof lagu qabtay howlgal ay ka qeyb qaateen dadka shacabka ah.

Leave A Reply

Your email address will not be published.