- Advertisement -

- Advertisement -

Gabadh somaliyeed oo maraykan ah oo Dharka Xijaabka Xayeysiisa.

HALIIMO Oo ah Gabadh somaliyeed oo ku nool dalka maraykan ayaa kamid noqotey dadka loo yaqaano model oo xayeysiiya dharka. Haliimo oo ah gabadh somaliyeed hadana islaama aya waxey xayeysiisa dharka asturan ee islaamku xidhin

HAdaba Haliimo marka shaqadan guda gashey maxey kala kulantey umada islaamka ah gaar ahaan somalida 

Halima aden waxa mar walba dhagaheeda ku soo dhaca kalmado ay kamid yihiin “MA TIHIND SOMALI SAX AH. MA TIHIND MUSLIM FIICAN. MA TIHIN AMERICAN BUUXA,

lakiin gabadhan ayaa noqotey gabadhii ugu da’da yareyd abid ee somali muslim ah ee ku biirta model dadka dharka xayeysiiya.

“[Waxyaabahaan] ma ahan wax sahlan in la noqdo marka dunidu ay rabto inaad hal shey ama mid kale,” ayay tiri.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.