- Advertisement -

- Advertisement -

Guddoomiye Mursal: Guddiga Maaliyaddu Wuu sii Shaqeynayaa.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka lagu faray inay shaqadooda dib u bilaabaan, isla markaana ay soo dhameystiraan xisaab xirka 2017-ka iyo miisaaniyadda 2019-ka ka hor sanadka cusub.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya iyadoo dhawaan Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka uu sheegay in guddigaasi la kala diray, arrintaas oo buuq siyaasadeed dhalisay.

Leave A Reply

Your email address will not be published.