Guddoonka Golaha Shacabka oo go’aan Ka soo saaray maqaamka Caasimadda.

Baarlamaanka

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan uu maanta soo saaray kaga hadlay cida iska leh go’aan ka gaarista maqaamka caasimadda Dalka.

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku baaqay in la dhowro dastuurka iyo Dowladnimada,ka go’aan gaarista maqaamka Caasimaduna ay tahay awood gaar u ah Baarlamaanka.

Go’aanka Guddoonka Golaha Shacabka Hoos Ka Akhriso:

20-01-2018-Goaanka-Guddoonka-Gobalka-Banaadir