- Advertisement -

- Advertisement -

Maamulka Magaalada Mandera oo sababo caafimaad u xiray ceel-biyoodyo.

Saraakiisha caafimaadka ee dowlad-deegaanka Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa xiray 13 ceel-biyood oo ku yaalla bariga magaaladaasi Mandheera, si bey yirahdeen ay kaga hortagaan caafimaad darro ka dhalata ceelashaasi. 

Bishii hore ayaa deegaankaasi waxaa ka da`ay roobab xooggan, kuwaasi oo biyo dhigay qaybo ka tirsan deegaankaasi.

Dhanka kale, qaar ka mid ah deegaanka ayaa sheegaya in ceelashaasi la xiray ay ka dhalatay biyo la’aan isla markaana loo baahan yahay in maamulka magaaladu uu arrintaasi xal u raadiyo.

Haddaba wasiirka caafimaadka ee dowlad-deegaanka Mandheera, Dr. Maxamuud Aadan ayaa arrintaasi uga warramay weriyaha BBC-da Mucaawiye Muxumad Buraale.

Leave A Reply

Your email address will not be published.