Qoraa Naciimo Qorane oo Maalintii 4-aad Hargeysa ku Xiran.

Naciimo Qorane oo ka mid ah hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa maalintii 4-aad ku xiran magaalada Hargeysa, kadib markii ciidamada Somaliland ay ka xireen garoonka Hargeysa xilli ay u safreysay magaalada Muqdisho.

Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa arrintan ka wareysatay, Abwaan Qorane Colaad Digaale, oo ah aabaha Naciima dhalay, kuna sugan magaalada Hargeysa.

Dhageystayaal waxaa naga xusuusin ah inaan la xiriirnay booliska Soomaaliland, si aan xariggan wax uga weydiinyo, balse nooma suuragalin, sidoo kalena, maamulka Soomaaliland ayaan weli si rasmi ah xarigga gabadhan uga hadal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here