- Advertisement -

- Advertisement -

Suldaan Rashiid Dhure oo Kismayo lagu Dilay .

Waxaa Magaalada Kismaayo Xalay Fiidkii lagu dilay Suldaan Rashiid Dhure oo ka mid ahaa salaadiinta Dhaqanka ee Magaalada Kismaayo.

Allaha u Naxariistee Suldaanka ayaa la toogtey asagoo kasoo baxay salaada Maqribka waxaana sidoo kale lala diley nin kale oo rayid ahaa oo qeyliyey markii ay rasaasta ku bilaabeen Suldaanka iyo Cunug yar oo asna ay rasaastii la furey dhaawac soo gaarsiisey.

Suldaan Dhure ayaa ka mid ahaa salaadiinta wadey soo xulusta xubnaha baarlmaanka maamulka Jubbaland.

Leave A Reply

Your email address will not be published.