- Advertisement -

- Advertisement -

Wasaarada Caafimaadka oo la wareegtay Isbitaalka Banaadir.

Wareegto kasoo baxay wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda soomaaliya ayaa lagu sheegay inay kula wareegtay gacan ku heynta isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir.

Wasaarada Caafimaadka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegtay maamulka Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir, waxaana wasaarada isbitaalkan u magacawday maamul cusub.

Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda soomaaliya ayaa sheegtay iyada oo la fulinayo siyaasadda xukuumadda soomaaliya ee kaga aadan adeegyada caafimaad ee shacabka soomaaliyeed ay suurta gelisay in si toos ah ay ula wareegaan maamulka isbitaalka banaadir islamarkaana ay bedalaan qaab dhismeedka isbitaalkaasi.

Leave A Reply

Your email address will not be published.